Dilal xalay Ka Dhacay Magaalada baledwyne Qaybo Ka MId ah
Waxaa Habeenkii Xalay ahaa Magaalada Beledwayne Lagu dilay Laba Nin oo ay Weerar ku Toogteen Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda La garanayn
tacshiiradda ay ku fureen labadda marxuun ayaa waxay kaloo dhaawacday laba kale oo mid tahay haweenay meeshaas ka ag dhawayd waxaana lagu daaweynayaa isbitalka Weyn ee Magaalada baledweyn
Dadka dagaanka ayaa waxaa ay sheegeen in kooxdaan dilkaa gaystay ay ahaayeen kooxo wajiga soo duubtay dadkan Qaska iyo Qalalaasaha ka wada Gobolka Hiiran Gaar ahaan Caasimadiisa Beledwayne ayaan La ogayn Cida ay Yihiin iyo Meesha ay Salka ku hayaan iyadoo la Tuhunsan yahay oo keliya Mana jirto Cid loo qabtay Ama Loo xiray Weeradan Dilka iyo Khasaaraha Gaystay ee kala duwan.

Rate this article

del.icio.us
Digg
Comments (0 posted):
Post your comment