Research
Go’aanka ay Dowladda Hoose ee Garoowe ku gaartay rarista warshadaha: nidaam noocee ah ayaa loo maray?
Waxa aan akhriyay warqaddaan kasoo baxday dowladda hoose ee Garoowe, ujeeddada warqaddu waa wanaagsan tahay. Sawaxanka, boodhka iyo gaadiidka culus ee warshadaha noocaan ah waa…

