Soomaali
Muxuu daaran yahay safarka MW Xasan Sheekh uu ku tagay dalka Itoobiya?
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra'iisul…

