Skip to content

Independent reporting. Somali perspectives.

The Daily Somalia

Soomaali

Warar iyo faallooyin ku qoran af-Soomaali.

Soomaali

Ujeedka kulanka Xamza iyo safiirka Imaaraadka.

Muqdisho (dailysomalia) – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Maxamed Axmed Al-cusmaani oo…

Soomaali

Waa kuma William Ruto?

Madaxweynaha cusub ee Kenya William Ruto Wuxuu sanadkii 1966-dii ku dhashay deegaanka Sugoi oo ka tirsan gobolka Rift Valley ee dalka Kenya.Ruto wuxuu kusoo koray…

Soomaali

Madaxweynaha cusub ee Kenya oo lagu dhowaaqay.

Nairobi (dailysomalia) – Madaxweyne ku-xigeenka Kenya William Ruto ayaa ku guuleystay doorashadii madaxweyne ee dalkaas ka dhacday 9-kii August 2022, waxaa sidaas ku dhowaaqay Guddiga Madaxa-banaan…