Diyaarado dagaal oo haatan duqeymo ka wada deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
Axad, Agoosto, 7, 2022 (dailysomalia) - Wararka haatan kusoo dhacaya warqabadka Shabakada HOL ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay haatan duqeymo culus ka wadaan deegaano…
Warar iyo faallooyin ku qoran af-Soomaali.
Axad, Agoosto, 7, 2022 (dailysomalia) - Wararka haatan kusoo dhacaya warqabadka Shabakada HOL ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay haatan duqeymo culus ka wadaan deegaano…
Muqdisho (Dailysomalia) – War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Shiinaha ee ay ku leeyahay magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay go’aankii ay soo saartay dowladda…
Jigjiga (Daily somalia) – Taliska ciidamada dowlad deegaanka Soomaalida ayaa faahfaahin cusub ka bixiyey dagaalladii u dhexeeyey ciidamada Liyuu Boolis iyo Al-Shabaab ee maalmihii la soo…
Addis-Ababa (Dailysomalia) – Dowladda Itoobiya ayaa si xooggan u cambaareysay wakiilada Midowga Yurub iyo Mareykanka oo toddobaadkan booqday gobolka dagaallada ay la degeen ee Tigray, waxayna…
MUKHTAAR ROOBOOW CALI ‘ABUU MANSUUR’: oo 53 jir ah, kuna dhashay Xudur, Bakool, ayaa waxaa Dowladu u magacayday mas’uuliyad culus. Haddaba, ABUU MANSUUR WAA KUMA?…
(Beijing dailysomalia) 03 Agoosto 2022 – Saraakiisha Difaaca Taiwan ayaa ku eedeeyey Beijing in ay doonayso in ay “duullaan” badda iyo hawada ah ku qaaddo jasiiradda,…
Muqdisho (Dailysomalia) – Inta badan xildhibaanada kasoo jeedo maamul goboleedka Koonfur Galbeed ee ku jiro baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa wada olole lagu diidayo asixinta xukuumadda cusub…
Muqdisho-Daily Somalia: 2-dii bishan Aug 2022 wuxuu Ra'iisul-Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare uu magacaabey golihiisa wasiirada oo ka kooban 75 xubnood kadib…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow shaaciyey liiska Golaha Wasiirada xukuumaddiisa ee muddada la sugayey. Inta badan xubnaha golaha wasiirada ayaa ah xubnaha…
Washington (Dailysomalia) – Hoggaamiyihii Al-Qacida Ayman al-Zawahiri ayaa lagu dilay weerar drone ah oo ay fulisay CIA-da Mareykanka, waxaa sidaas shaaca ka qaaday saraakiil Mareykan ah. …
Magacaabidda Golaha Wasiirada ee maamulka Hirshabelle ayaa Madaxweyne Guudlaawe ku qaadatay muddo labo sano ku dhow, tan iyo markii la doortay 11 November 2020. Magacaabis…
Garoowe (dailysomalia) – Wararka laga helayo Caasimada Garoowe ayaa sheegaya in ay mar kale xalay kulan yeesheen guddi ka socday baarlamaanka Puntland iyo madaxweynaha maamulkaasi, Saciid…