Tuesday, May 21, 2024
HomeNewsCiidammo cusub oo kusoo biiray Howl-galka ATMIS.

Ciidammo cusub oo kusoo biiray Howl-galka ATMIS.

Muqdisho, July 14, Qeybta Booliiska ee Howl-galka KMG ee Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS ayaa waxaa soo gaaray 160 Sarkaal oo ka tirsan Booliiska Nigeria.Ciidamadaan oo loo yaqaanno Nigeria Formed Police Unit 10 ayaa beddelaya ciidammo iyo saraakiil dhawaan ku laabtay Nigeria, kuwaas oo qeyb ka ahaa sugidda Amniga intii lagu jiray doorashooyinkii baarlamaanka iyo Madaxweynaha ee 15-kii May kusoo gebo geboobay xerada Afisyoone.Sida ku cad Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay, qeybta Booliiska ee ATMIS waxay yeelan doontaa 1,040 shaqaale ah oo ay ku jiraan 5 Unug Booliis ah oo loo sameeyay (FPUs), waxayna sii hayn doonaan tiradaaas ilaa December 2024.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments