Tuesday, March 18, 2025
HomeUncategorizedSadio Mane ayaa koobkisi ugu horeeyay kula guuleystay Kooxda Bayern münchen.

Sadio Mane ayaa koobkisi ugu horeeyay kula guuleystay Kooxda Bayern münchen.

Laacibka reer Senegal iyo kooxda kubada cagta Bayern München ayaa koobkisi ugu horeeyay kula guulaystay kulan dhexmaray kooxda Rb Liepsig Finalka koobka Super Cupka jarmalka .
Sadio mane ayaa dhaliyay gool ka mid ah shanta gool ay dhalisay kooxda Bayern München cayaar ku dhamaaty 3-5 oo ay guushu ku raacday Bayern München.
Laacibka reer Senegal ayaa sanakan ku biiray kooxda Bayern München asgoo ka yimi kooxda Liverbool oo uu joogay mudo lix sanadood ah lana qaaday koobab fara badan, kana wuxuu noqonayaa koobkisa ugu horeeyay.
Bayern München ayaa sanakan fasaxday laacibkeedii afka hore uga dheeli jiray Robert lewandowski oo ku biiray kooxda Barcelona aduun dhan 50M$ ,Sadio Mane ayaa la filaya inuu afka hore ka dheeli doona xili ciyaaredkan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments