Wednesday, May 22, 2024
HomeNewsBooliiska U.K oo bilaabay baaritaan ku aaddan arrinta Mo Farah.

Booliiska U.K oo bilaabay baaritaan ku aaddan arrinta Mo Farah.

Khamiis, July 14,2022 Waxaa xalay Warbaahinta BBC-du sii daysay muqaal dukumantari ah oo laga sameeyay orodyahanka Mo Farah oo sheegay in si sharci ah darro ah lagu geeyay Boqortooyada Britain.

Barnaamijka “The Real Mo Farah” ayuu Mo Farah ku sharraxay qaabkii ay noloshiisa ahayd markii uu tagay U.K oo uu sheegay in shaqaale guri laga dhigtay.
Booliska oo markii hore sheegay in ay “qiimaynayaan” xaaladda ayaa hadda sheegay in ay baaritaan billaabayaan.
Booliiska Metropolitan ee U.K ayaa sheegay in la baarayo sheegashada Mo Farah ee ku saabsan in qaab tahriibin ah lagu geliyay U.K iyo in guri lagu addoonsaday, sida uu qoray wargayska Daily Mail

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments