Tuesday, May 21, 2024
HomeNewsSomaliland: BBC Ahmiyad ma siiso Guulahayaga!.

Somaliland: BBC Ahmiyad ma siiso Guulahayaga!.

Hargeisa- Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Koore ayaa qoraal uu ku socodsiiyay Wasaaradda Arimaha dibadda ee Somaliland wuxuu ku sheegay Khaladaadka ay ka tabanayaan Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da isagoo sheegay in Xiriir uu lasoo sameeyay Madaxa Laanta Af-Soomaaliga ee BBC Muxiyadiin Rooble ay codsadeen in Sannad guurada 65-aad ee BBC ay ku qabsadaan Somaliland, isla maalmo kadibna xiriir uu lasoo sameeyay uu u sheegay in Arrimo Amni darro awadood ay u baajiyeen Xuskii.

Waa kan Qoraalka oo dhameystiran.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments