Skip to content
Soomaali
Badhan, Sanaag: Deegaanka Milxo ee buuraleyda Calmadow waxa god dahab oo ku dumay abbaarihii 12-ka habeennimo 07-dii October wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Maxamed…
8 Oct 2022
Soomaali
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland ayaa Golaha Xukuumadda u soo gudbisay Degmooyinka laga qabanayo Doorashada Goleyaasha Deegaanka Puntland. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,…
6 Oct 2022
Soomaali
Xafiiska Hantdhowrka Guud ee Puntland waxaa lagu dhisay xeer lambar 9 oo soo baxay Sept 2000, xeerkaasi xafiiska wuxuu siinayaa madaxbannaani shaqo, ujeedka loo siiyayna…
29 Sep 2022
Soomaali
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu ku soo dhaweeyay Ra'iisul…
28 Sep 2022
Soomaali
Ciidamada Xoogga Dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgalladii ugu dambeeyay tuulooyin badan oo ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galguduud kala wareegay maleeshiyada Al-Shabaab,…
28 Sep 2022
Soomaali
Meerto la yaqaanno ayay siyaasadda Soomaaliya ku jirtaa. Hannaan doorashooyin dadban ayaa dhaca afar ilaa shantii sanoba mar. Wajiyo cusub ayaa talada yimaada. Madaxdii maamulkii…
22 Sep 2022
Soomaali
Doorka Ururrada diinta ee siyaasadda Soomaaliya oo ah warbixin cusub oo ay wada qoreen Somali Public Agenda & Machadka Rift Valley waxaa lagu falanqeeyay ururrada…
20 Sep 2022
Soomaali
Iyada oo ay malaayiin dad ahi Geeska Afrika durbadiiba “ugu hagaasmeen abaartii ugu dheerayd muddo 40 sano ah”, misana qaybo gobolka ka mid ah ayaa…
4 Sep 2022
Soomaali
Duqa Degamada Garowe mudane Ahmed Barre waxaa la dooratay 2018 bishii 8aad, waxaa maanta u buuxsantay afar sano oo ka mid ah muddo xileedkiisa shanta…
30 Aug 2022
Soomaali
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed la wadaagay…
23 Aug 2022
Soomaali
Minneapolis (Dailysomalia) – Waxaa dhawaan isa-soo tareysay amni-xumada laga dareemayay magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee Mareykanka, gaar ahaan aagaga ay ku badan tahay Soomaalidu. Jamaal…
23 Aug 2022
Soomaali
Muqdisho (Daliysomalia) – Golaha wasiirada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta u furmay shirweyne xasaasi ah oo loogu magac-daray barnaamijka Banbaxa ee golaha wasiirada,…
23 Aug 2022
Cookie preferences
Optional analytics Allow Google Analytics to help us understand how the website is read. You can read articles without it.
Privacy and cookies Allow analytics Decline